Masaajidka Carabta Ee Magaalada Baydhabo Oo Mudo dhismo Ku socotay ayaa Lagu Bilaabay Ku Tukushada Salaada.

0
636

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Boqol Sano ayuu ku dhowyahay masajidka Tariikh ahaan sida ay sheegeen gaar ka mid ah Culumada Magaalada halka sheikh Aadan Sheikh saciid oo asagana Shegay in masjidka carabta loo maleynaayo in uu yahay masjidkii ugu horeyey magalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay.

Laba Sano iyo Bar dhismo kus ocday ayaa maanta Xaflada Furitaankiisa ka soo qeyb galeyn Wasaarada Awqaafta iyo Diinta Koonfur Galbeed, Mamulka Goboaka Baay,Culumada Soomaliyeed,iyo Marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here