Masaajid Loogu Magac darey Shekh Cumar Faaruuq oo laga dhagax dhigay Degmadda Kaxda.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada kaxda oo kamid ah degmooyiinka ku yaalo gobalka Banaadir iyo qaar kamid ah Culimaa,udiinka degmada ayaa dhagax dhigay Masjid cusub oo dhawaan dhismahiisa labilaabi doono degmada.

Masaajidkaan ayaa waxaa baahi weyn uqabay dadka ku nool degmada kaxda oo kamid ah degmooyiinka ku yaalo magaalada Muqdisho ee xaruunta gobalka Banaadir waxa loogu magac daray Sheakh Cumar Faaruuq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here