Marwada Madaxweynaha KG Oo Xariga ka jartey Hoolka Shirarka Wasaarada Haweenka KG.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabada Xarig Jarka Hoolka Shirarka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed ayaa ka dhacadey Magaalada Baydhabo.

Waxaana Munaasabada Xarig Jarka Hoolka Shirarka Wasaaradda Haweenka ka qey-galay Wasiiro, La-Taliyaal, Ururada Haweenka iyo Marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here