Markaska Daarulsuna Deegaanka Roox Oo Ka qeyb qaadanaya Horumarinta Barashada Shareecada Islaamka.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Markaska Daarulsuna oo ku yaala degaanka roox oo ka tirsan magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ayaa noqday meelaha sida wanaagsan looga barto shareecadda islaamka iyo luuqadda carabiga kaasi oo ay ku jiraan arday dhalinyaro u badan kuwaasi oo is kaga kal imaaday degaanada gobolada dalka.

Markaska Daarulsuna ayaa waxaa uu ka kaaban yahay labo qeybood oo kala ah qeyb ardada aan ka bixin iyo qeybta kale oo ah kuwo ardada ay ka imadaan xaafadaha magaalada Bacaadweyn.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here