Markas Loogu tala galay in Wax lagu baro Agoonta Oo Laga Furay Magaalada Gaalkacyo.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Markaskaan oo loogu talagalay in ay wax ku bartaan Ardeyda Caruurta Agoomaha Ah ee waalidiintooda ay ku dhinteen Dagaalada iyo kuwa danyerta ah ayaa waxaa laga hirgaliyey duleedka magaalada Gaalkacyo .

Munaasabada Furitaanka ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasiiro , Xildhibaano ka tirsan maamulka Gaalmugud .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here