Markas Lagu baranayo Culuumta Diiniga Oo Lagu Dah-furey Magaalada Baydhabo

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Markaska Al Imaam Abii Jacfari ayaa lagu bartaa Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo kutubada kale Culuumta Diiniga ah waxaana hada ay dhigtaan ku dhawaad Konton Ardey iyadoona markaska uu hada loo dhisey dhul balaaran oo markii hore ay ciriiri badan ku jireen

Munaasabada Dah-furka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda KG Nur Sidow Baba Maamulka Markaska iyo Marti sharaf kale

Warkung waliba nig haayte Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here