Markab ay leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed Oo ka shaqa bilaabaya Dekadda Kismaayo

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Markabka Sahra 1 oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed islamarkaana qaadaya kunteenarada ayaa ka shaqa bilaabaya Dekadda Magaalada Kismaayo si uu qeyb uga noqdo horumarinta adeegyada ganacsi ee kasocda Dekedda

Munaasabad xariga looga jarayay Markabka Sahra1 oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa waxaa kla qeyb galay Madaxda Maamulka jubaland Ganacsato iyo Maamulka Degmada Kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here