Mareykanka oo shirka guud ee QM kaga dhawaaqay kaalmo dhinaca cuntada ah.

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa wax ka shir guddoomiyay kulan doceed looga hadlayay haqab beelka cuntada xilli uu magaalada New York ka socdo kulanka guud Qaramada Midoobay.

Saraakiisha ugu sarreysa Qaramada Midoobay ayaa ka digay in abaarta, kor u kaca qiimaha badeecadaha dunida, saameynta COVID-19, iyo duullaanka Ruushka ee Ukraine ay dalal badan ka dhici karto macluul.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here