Maqaaxida Suweys Oo Magaalada Baydhabo Markii ugu horeysay ku soo kor dhisey Adeega deliveriga.

0
296

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo oo sanidihii dambe sameysay horumar dhanka Ganacsiga, dhaqaalaha iyo Adeegyada kale Bulshada, Goobaha sida weyn hormarkaas loogu dareemey waxaa kamid ah dhanka maqaayadaha laga cunteeyo,Sida Maqaaxida Suweys oo mudo Taban sano ka shaqeyneysay Magaalada waxayna inta badan laga helaa Cunooyinka aan deegaanadan aan laga aqoonin Cunistooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here