Manchester United oo ka baxday baacsiga Marko Arnautovic

0
237

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Manchester United ayaa ka baxday baacsiga Marko Arnautovic iyadoo Erik ten Hag uu doonayo inuu la soo warreego weeraryahaan.

Kooxda kubadda cagta Man United ayaa Lagusoo warramayaa inay isaga baxday baacsiga loogu jiro saxiixa Marko Arnautovic, sida ay wararku sheegayaan.

Kooxda Premier League-ga ayaa dooneysay inay soo iibsato weeraryahanka Bologna iyadoo tababaraha cusub Erik ten Hag uu doonayay inuu ku xoojiyo doorkiisa weerarka.

Laakiin sida uu warinayo wargayska The Athletic, kooxda Serie A ayaa xiddiga reer Austria ku qiimeeysay Lacag aad u sareyso sidoo kale ‘cabashada taageereyaasha’ ee ku saabsan ciyaaryahanka ayaa gacan ka geystay in United ay ka baxdo baacsigeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here