Man United Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Ole Gunnar Solskjaer Kadib Guuldaradii Leicester City

0
308

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Booska Ole Gunnar Solskjaer ee ah tababaraha Manchester United ayaa ah mid ‘boqolkiiba boqol sugan’, sida laga soo xigtay The Athletic.

Tababaraha reer Norway ayaa haysta taageerada maamulka Man United inkasta oo ay kooxdu heshay natiijooyin xun kulamadii ugu dambeeyay iyada oo ayna kooxdu wax guul ah gaadhin 3-dii kulan ee ugu dambeeyay ee premier League.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay maamulka Man United aaminsanyihiin in uu Solskjaer wali leeyahay awooda uu kooxda Man United ugu soo celin karo wadada saxda ah iyo guulaha.

Booska Ole Gunnar Solskjaer ee ah tababaraha Manchester United ayaa ah mid ‘boqolkiiba boqol sugan’, sida laga soo xigtay The Athletic.

Tababaraha reer Norway ayaa haysta taageerada maamulka Man United inkasta oo ay kooxdu heshay natiijooyin xun kulamadii ugu dambeeyay iyada oo ayna kooxdu wax guul ah gaadhin 3-dii kulan ee ugu dambeeyay ee premier League.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay maamulka Man United aaminsanyihiin in uu Solskjaer wali leeyahay awooda uu kooxda Man United ugu soo celin karo wadada saxda ah iyo guulaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here