Man City Oo Xasuuqday Chelsea.

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Man City ayaa garaacday kooxda chelsea kulan ka tirsanaa isku diyaarinta labada kooxood ee xilli ciyaareedka.

City ayaa daqiiqadii 4-aad iyo 5-aadba dhalisay goolal deg-deg ah iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Erling Haaland.

Kooxda Man City ayaa ahayd kooxda fiican iyaga oo maamulayay ciyaarta kana awood badnaa kooxda Blues.

Waxa sidaas ku dhamaatay qaybta hore ee ciyaarta oo ay Man City ahayd kooxda fiican kana awooda badan Chelsea.

Qaybtii dambe daqiiqadii 56-aad ayay Man City waxana u dhaliyay xiddiga Oscar Bobb kaas oo ciyaarta oo ka dhigay 3/0.

56-aad ayay Man City dhalisay goolka 4-aad waxana u dhaliyay xiddiga Erling Haaland oo dhamaystiray saddexley.

Kooxda chelsea ayaa daqiiqadii 59-aad iska soo baday gool waxana u dhaliyay Raheem Sterling Kaas oo ciyaarta ka dhigay 4/1.

Xiddiga Noni Madueke ayaa daqiiqadii 89-aad dhaliyay goolka 2-aad ee kooxdiisa waxana uu ciyaarta ka dhigay 4/2.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here