Maktabad cusub ay soo kordhisay machadka Hana Akademi Oo Xariga laga jarey.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka Hana Akademi waa xarun maktabadeed oo ay wax ku akhrisan doonaan dadweynaha loga talagay in lagu kobciyo Xirfadaha iyo shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed

Munaasabada Xarig jarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhalinyaro, Macalimiinta
Maamulka Hana Akademi qeybaha kala duwan ee bulshada, isagoo Xariga ka jarey Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here