Magaalada Waajid Ee Gobalka Bakool Oo laga Tukaday Salaad Roob doon ah.

0
536
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Abaaro bahsan laga soo sheegayo Guud ahaan dalka waxaa salaad roobdoon ah la iskaga soo baxay garoonka kubada cagta degmada wajid, waxana ka soo qayb galay maamulka degmad,culima’udiin,Qaybaha kala duwan ee bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here