Magaalada Muqdisho Oo lagu Daah-furay qorshaha ka tabataga caruurta aan qaadan Talaalka.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Talaalka caruurta ka yar shanta sano, kaasi oo lagaga hortagaayo cudurada faafa.

Daahfurka Barnaamijkaan oo lagu qabtay Xarunta Caafimaadka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu qeyb ka yahay Qorshaha Adeega Caafimaadka Bulshada oo loogu talagalay in ay ka faa’ideystaan kumanaan caruur oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here