Magaalada Muqdisho Oo laga dah-furey Adeegga Caafimaadka fogaan Arragga ah

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Adeegan ayaa ah Aplication isku xiraaya Bukaanada iyo dhaqaatiirta meela kala duwan jooga ayagoo weydiisanaya waxyaabaha ay u baahan yihiin in lagala taliyo.

Munaasabada Dah-furka ayaa waxaa goobjoog ahaa dhaqaatiir aqoonyahana Bulshada qeybaheeda kala duwan Xilibaano iyo Wasiiro.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here