Magaalada Muqdisho Oo Laga daah-furay adeegga Korontada ee ku shaqeeya Qoraxda

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasarada Caafimaadka Xukumada Fadaraalka Soomaliya Dr Ali Xaji Aadan iyo Gudoomiya ku Xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Banaadir Abdicasis Cusmaan ayaa Daahfurey Adeega Korontada ku Shaqeysa cad ceeda Ee Sistam Soolarka oo Laga hirgeliyey Xarunta Caafimaadka Ee Degmada Hamar Weyne.

Gudoomiyaha degmada hamarweyne ee gobolka banaadir ayaa uga horeyn waxaa uu u mahadeliyey wasiirka wasarada caafimaadka asigoo ka Hadley waxyaabaha loo qabtey.

Warkung Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here