Magaalada Garowe oo lagu qabtay aqoon isweeydaarsi sare loogu qaadayay tayada Injineerada Puntland.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Garowe ee Xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa lagu qabtay aqoon isweeydaarsigan oo loogu talagalay sare uqaadida Injineerada Puntland.

Inta uu socdo tababarka ayaa Injineerada waxaa labara doonaa sida loo isticaalo qalabka shaqada iyo hanaanka dhulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Matehy nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here