Magaalada Boosaaso Oo Lagu soo Bandhigay Mashiin casri ah oo soo saara tayada Bulkeetiga.

0
194

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkadda Dhismaha ee Karamaa ayaa Magaalada Boosaso ku soo bandhigtay Mashiin casri ah oo soo saara Bulkeetiga kaa soo daboolaya tayada Dhismayaasha kala duwan ee ku soo badanaya Bosaaso.

Shirkaddaan ayaa waxaa ka shaqeyaan dhalinyaro iskugu jira soomaali iyo ajanabi ayaa sahli karaan in lahelo Bulkeeti tayaysan oo loo isticmaali doono dhismiyaasha kala duwan ee Magaalada Boosaso iyo magaalooyinka kale ee ka tirsan degaanada Puntland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here