Magaalada Boosaaso oo Laga Dhagax dhigay seddex Iskuul.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Waxbarashada ee DG Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku dhagax dhigtay Seddax iskuul oo cusub,  Iskuulada la dhagax dhigay ayaa isugu jira Iskuulka Sare ee Public Secondary Boosaaso oo lagu kordhin doono qeybta Laabka iyo Sheybaarada, Halka dugsiga sare ee Iftiina lagu dari doono goob u gaara gabdhaha isguna jirto xafiisyo iyo goobo loogu talagalay nasashada hablaha, iyo dugsiga hoose ee Saaluxudiin oo gabi ahaantiisba la dhisi doono.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here