Magaalada Baydhabo Oo Qiimaha Lagu Iibsado Mooska Sara U kac Laga Dareemaya.

0
386

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Moosku waxa uu ka mid yahay qudaarta caafimaadka u roon Cunidda moosku waxay kordhisaa tayada faya-qab iyo caafimaad ee aadanaha. Sida khubarada caafimaadku sheegeen cunista moosku waxay korisaa cunugyaasha la dagaalama kansarka. Moosku waxa uu leeyahay tamar waxaana laga helaa maadada Potassium ka oo faa’iido weyn u leh caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here