Magaalada Baydhabo Oo mudooyinkii dambe laga dareemayo Horumar dhanka Ganacsiga ah.

0
248

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Ka Socda Horumar Ballaaran waxaana la jaan qaadeysaa magaalooyinka kale,maadaama ay noqdeen bulshada ku dhaqan baydhabo mudooyinkii dambe kuwo dhexda u xirtay horumarka gancasiga Magaalada Baydhabo.

Waxaa jira dhallinyaro ku dhiiratay inay ka qeyb qaataan horumarka magaaladooda waxayna magaalada ka hirgaliyeen goobo ganacsi oo casriya ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here