Magaalada Baydhabo Oo Maanta Lagu qabtay Bandhiga Wax soo saarka Beeraha.

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bandhigaan Lagu qabtey Magaalada Baydhabo ayaa ahaa mid lagu soo Bandhigaayay Wax soo saarka Beeraha kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG oo Garab ka heleysa Hey’addaha WFP iyo STS.

Agaasimaha Hey’adda STS oo ka taagereysa Bandhigan ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay Muhiimada uu Bandhigaan leeyahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here