Mashruuca Biyooley ee Bulshada loogu talagalay oo Maanta lagu dahfuray Magaalada Baydhabo.

0
272

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa daahfurey mashruuca Biyooley oo ay ka faa’ideysan doonaan 39,000 (Sodon iyo sagaal kun) qof oo ku nool deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Waxaana dahfurka qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Somalaiya iyo Qaar kamid ah Golaha wasiirka maamulka.

Madaxweynaha oo Mashruuca dahfuray ayaa ka hadlay mashruuca dahfurkiisa isagoona sheegay in shacabka koonfur galbeed muhiim u yahay.

Halka Hoose ka dhageyso Codka Madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here