Maalinta dhalinyarada aduunka oo ku began 12 August ayaa sanad kasta waxaa laga xusaa aduunka oo dhan taasi oo looga hadlaayo arimo badan oo quseeya dhalinyarada, iyadoona looga hadlaayo dhibaatooyinka, hormarada iyo wax yaabaha xiligaasi u baahan yihiin dhalinyarad.
Warkan Waxaa Inoo Haya Siidcali Muuse Ateera.