Magaalada Baydhabo oo Lagu Soo gaba-gabeeyey Kulanka Ban-baxa Oo Lagu Hormarinayo Arimaha Qoyska.

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalin ka hor Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa Ka furmay kulanka Ban-baxa oo looga hadlaayey Horumarinta Xuquuqul Aadanaha Iyo Arimaha qoyska, kaasi oo Soo qaban qaabisey Wasaaradda haweenka ee DFS.

Kulankaan ayaa waxaa Ka qeyb galay wasiiradda haweenka Faderaalka, wasiirada dowlad Goboleedyada dalka Iyo Gudoomiyaha haweenka gobolka Banaadir.

Kulanka oo labo maalin ahaa ayaa xiritaankiisa waxaa Laga Soo saaray war-murtiyeed.
Muhiimadda kulanka ayaa waxaa Ka hadlay Wasiiradda haweenka dalka Qadiijo Maxamed Diiriye Iyo wasiiradda haweenka KGS Marwo Fahiimo.

Warkung waliba nig haye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here