Magaalada Baydhabo Oo lagu soo dhaweeyey Qoysaskii ugu badnaa ee laga soo raafay Magaalada Laascaanood Ee gobolka Sool.

0
403

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad Laba Boqol oo Qoysas ah oo qeybtoodii labaad ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay kuwaasi oo ay qeyb ka yihiin dadkii laga soo barakiciyay Magaalada Laascaanood Ee gobolka Sool.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here