Magaalada Baydhabo Oo Lagu dhagax dhigay Wado Laami ah oo 4KM ah taasi oo laga hirgelinayo Magaalada.

0
212

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wadadaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed dhagax dhigey ayaa gaareysa ilaa Afar Kiilo Mitir oo aada Wadada Al Amxaar taasi oo ka jirta Burbur, Munaasabada Dhagax dhiga ayaa waxaa kaloo Goobjoog ahaa Wasiirka Howlaha Guud Ee Dowlada Somaliya, Maamulka Gobolka Baay iyo Kan Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here