Magaalada Baydhabo Oo Lagu Dahfuray Shir looga Hadlayay Wax soo Saarka Beeraha Dalka.

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Beeraha KG Soomaaliya ayaa Manta Baydhabo ka furtay Shirka wadatashiga horumarinta Wax Soo Sarka Dalka oo Malmo Socon Doono ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha Dowlada Gobolledyada iyo Dowlada Federalka Soomaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here