Magaalada Baydhabo Oo Lagu Dahfuray Shir looga hadlayay dib u-eegista Qodobada qaar Ee Dastuurka Dalka.

0
221

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Amb Dr Cali Saciid Faqi ayaa Baydhabo ku Daahfurey shir looga hadlaayay dib u-eegista Qodobada qaar ee Dastuurka Dalka.

Waxaa ka soo qeyb galey ,Wasiiro ,Xildhibaano ka wada tirsan DFS iyo Dowlad Goboleedka KGS ,Labada Gudoomiye kuxigeen ee Baarlamanka ,qaar ka mid ah Ururada Bulshada iyo Marti sharaf kale .

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here