Magaalada Baydhabo Oo Lagu Dahafurey Barnaamijka Baxnaano Qeybtiisa Deeganada KG.

0
303

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Barnaamijka Baxnaano qeybtiisa Deeganada KG ayaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Amb Dr Cali Saciid Fiqih oo Baydhabo ku daahafurey kulan kusaabsan heerka howlgalka barnaamijka Baxnaano iyo daahafurka Barnaamijka caawinta qoysaska ayaxa saameeyey ee ku nool deeganada Koonfur galbeed.

Waxaana daahafurka barnaamijkaasi qeyb ka ahaa sii hayaha wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Sadiiq Warfaa.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here