Magaalada Baydhabo Oo lagu Daah-furay wareegii labaad ee Talaalka Ka hortaga Cudurka Dabeysha

0
439
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaradda Caafimadka koonfur galbeed ayaa si rasmi ah u Dah-furtey Wejigii labaad ee Talalka Dabeysha (mOPV2) kaasi oo ay ku furtay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay.
Furitaanka Munaasabada waxaa ka soo qeyb_galey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed, qaar kamid ah Agaasime waxeedyada Wasaaradda. Iyo Wakiilo kakala socdey Hay-adaha UNICEF iyo WHo.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here