Magaalada Baydhabo Oo Laga Xusey Maalinta Dalxiiska Aduunka oo Maanta Ku beegan.

0
302

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 1980kii Ururka Dalxiiska Adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa u dabbaaldegay Maalinta Dalxiiska Adduunka oo ah xaflado caalami ah 27 -ka Sebtembar sanad walbo la gabto. Ujeedada maalintan ayaa ah in kor loo qaado wacyigelinta doorka dalxiiska ee beesha caalamka dhexdeeda iyo in la muujiyo sida ay u saameyso bulshada, dhaqanka, siyaasadda iyo dhaqaalaha adduunka oo dhan.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here