Magaalada Baydhabo Oo Laga Furey Xarunta Shirkadda Wax soo saarka Xoolaha.

0
402

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xanaaneyta Xoolaha iyo Kor u qaadida soo saarida Xoolo Tiri badan tayana leh ayaa waxa ay Laf dhabar u tahay Kobaca dhaqaalaha Dowlada Goboleedka KG, Si taasi loo helo ayaa waxaa laga maarmaan ah in La helo Shirkado iyo Hey’ado Maalgelin Taageero dhaqaale siisa Xoola dhaqatada Soomaaliyeed.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here