Magaalada Baydhabo Oo Laga dareemayo Hoos u dhac ku yimid Ka ganacsiga Cadeyga

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xuseen Xasan waxaa uu kamid yahay dhalinyarada cadeyga ku iibisa Bartamaha Magaalada Baydhabo gaar ahaan agagaarka Afar Irdoodka,Xuseen ayaa iibinta Cadayga wuxuu soo bilaawey 2003 oo laga joogo hada muddo 20 sano ah.

Xuseen Xasan ayaan waxaan kula kulmay goobtiisa shaqada ee ku iibiya cadayga waxaana kala sheekeystay hoos u dhaca ku yimid helidda cadayga, wuxuuna sheegey in ay sababtay dadkii ka soo guri jireen Miiga in ay ku mashquuleen Beerahooda iyo goobaha laga qaato lacagta iyo Raashinka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here