Magaalada Baydhabo oo laga dareemayo u diyaar garawgii ugu dambeeyey ee Maalmaha Ciida.

0
228

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Carwooyiinka Magaalada Baydhabo waxaa laga dareemayaa u diyaar garowga Ciidul Adxaa, Ciidul Adxa oo Soomaalida ay u taqaano Ciidda weyn ayaa ka mid ah Labada faraxadood oo ay leeyihiin umada muslimiinta ah.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here