Magaalada Baydhabo oo laga Daahfurey Xarun Dalxiis

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magalada Baydhabo lagu daahfurey xarunta far shaxanka ee Baay Fool feyla oo ah xarun dalxiis oo laga heli karo agabka iyo dharka Hidaha iyo dhaqanka ee soomaliya gaar ahaan kuwa Deegaanada K\Galbeed Laga isticmaalo.

Xarunta Farshahanka ee baay fool feyla ayaa sidoo kale waxaa laga helaa raashiinka wadaniga ah oo ay ka mid yihin anbuulaa soorta daangada bunka iyo waxyaabo kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here