Magaalada Baydhabo Oo Laga Bilaabay Qaaraan loogu gurmanayo Shacabka.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan uu soo Agaasimey Gudiga Gurmadka Fatahaadaha KG ayay la qaateen Bulshada Magaalada Baydhabo waxaana looga hadlayey sidii loogu gurman lahaa Dadka uu saameyey fatahaada uu wato Roobabka ka da’aya dalka Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiiro ka tirsan Dowlada KG, Xildhibaano, Culimo ,Dhalanyaro iyo Saraakiisa Amaanka KGS.

Bulshada Magaalada ayaa Bilaabey in ay iska soo u ruuriyaan Qaraan si loogu Gurmado Dadka Dhibaateysan, Sidoo kale qaar kamid wasaaradaha iyo Taliska Ciidanka Booliska ayaa ka qeyb qaatey Deeqaha loogu gurmanayo Dadka uu saameyey daadadka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here