Magaalada Baydhabo Oo Ku soo Kordhayaan Dhalinyarada Ka faa’ideysanaysa Tiknoolajiyada.

0
316

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa mudooyinkii dambe Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ku soo badaneya Dhalinyarada ka Faa’ideysanaysa Arimaha Tiknoolajiyada, waxaana magaalada Baydhabo ay ku soo kordhiyeen adeegyo bulshada u baahanaayeen sida ganacsiyada habka Online ka wax loogu iibsado iyo in Ganacsatada badeecadooda looga xayeysiiyo tiknoolajiyada. Siid Ali Xuseen Ali waa Maamulaha Xaruunta Seyid Tech isagoo ah wiil dhalinyaro ah marna waxbarta marna ka faa,ideysta Tiknoolajiyada Radio Arlaadi ugu warbixyay sida uu ugu faa,ideysanaya.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here