Magaalada Baydhabo Oo Ku Soo Badanaya Haweenka Ku Ganacsada Suuqyada Magaalada

0
519

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyoyinka soomaliyeed ee ka shaqeeya suuqa qudaarta Baydhabo ayaa waxaa ay sheegeen iney wadaan dadaalo ay nolol maalmeedka ugu soo saartaan ka ganacsiga qudaarta taas oo kasoo go’da magaalada baydhabo iyo deegaano ku dhow .

Ruqiya sheekh waxaa ay kamid tahay haweenka mudada dheer suuqan ka xamaasha waxaana ay sharaxaysaa kororka haweenka ee dhanka ganacsiga ah iyo sababaha soo badiyey xiligan in haweenku ay ganacsiga sidaan ugu soo bataan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here