Magaalada Baydhabo Oo Ku soo Badanaya Dadka Waaweyn Ee Isticmaala Moobelada Casriga.

0
313

Wixii ka dambeeyay 2010-kii waxaa aad ugu soo batay Soomaaliya isticmaalka telefoonnnada casriga ah oo loo yaqaanno Smart phone-ka, Telefoonada casriga ah waxay bixiyaan astaamo kala duwan, ma ahan oo keliya in laaga helo wicitaanada waxaa usii dheer daawashada Wararka,filimada, ciyaaraha, iyo kuwo kale oo Goobatada Shaqo Ama Guuriga kal soconkarto.

Warkan Waxaa Inoo Haayo.Bishaar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here