Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay Oo si weyn looga Ciiday.

0
215

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa kamid ah gobolada dalka meelaha sida fiican loogu Ciidey maalinta koowaad ee Ciidul-adxa, waxaana subaxii hore masaajidada laga maqlaayey tagbiirta salaadda Ciidda.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here