Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daah Furay Qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaar Ah.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munasabad lagu daah furayay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa Madaxweyne Hassan Sheikh ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed oo lagu dhireynayo dalka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dalkeenna oo abaaro soo noq-noqday ay aafeeyeen, saameyn xoogganna ay ku yeelatay duruufihii adkaa ee dalku soo maray, taas oo sababtay nabaad-guur xooggan oo saameeyey nolasha iyo deegankaba.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here