Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdicasiis Hassan Mohamed Laftagareen ayaa Shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan Reer Koonfur galbeed meel weliba ay dunida ka joogaan dal iyo dibadba u diray Hambaliyo ku aadan Munaasabada Ciida Caarafo Sanadka 1441 Hijriga.
Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan