Madaxweynaha Turkiga oo lagu billaabay tallaalka Cudurka Corona Virus

0
304

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoÄŸan ayaa lagu billaabay tallaalka Cudurka Corona Virus, dalka Turkiga oo dhan dadka ku sugan ayaa qaadan doona tallaalkaas si loo yareeyo tiradda dadka uusoo ridanayo Cudurka Corona Virus.

Dalal badan ayaa xiligan bilaabay inay dadkooda ka talaalan cudurka karoona feyris.

Cudurka karoona feyris ayaa xiligan fara ban ku haya dalalka Caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here