Madaxweynaha Soomaaliya oo soo gaba gabeeyay tartanka qur’aan Akhriska oo lagu qabtay Muqdisho.

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa abaalmarin guddoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka gashay tartankii Qur’aan akhriska ahaa ee Ay Qabatay Wassaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta kaasi oo magaalada muqdisho lagu soo geba gebeeyay isla markaana u dhexeeyay maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here