Madaxweynaha Soomaaliya Oo Shacabka ugu Hambaliyeeyay xubinnimada Dalladda Bulshada Bariga Afrika.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Soomaaliya waxay noqotay waddankii siddeedaad ee ku yaalla gobolka oo ku biiray ururka Bulshada Bariga Afrika(EAC) markii ay soo baxday natiijada codeynta ee ah in Soomaaliya loo oggalaaday xubnimada EAC, waxaa calanka la dhigay dhinaca dambe ee halka ay fadhiyeen madaxweynayaasha waddamada ururka , waxaa xigtay Madaxweyne Xasan oo fadhiyay kursi yaalay safka hore ee ku soo jeeday miiska uu kor u eegayay kadib in la soo kiciyay oo lagu wareejiyay kursiga Soomaaliya ee xubinimada ururka Bulshada Bariga Afrika wuxuuna markaa dhinac fadhistay madaxweynayaasha waddamada ururka Bulshada Bariga Afrika

 

Waa urur-gobolleed xaruntiisu tahay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, kaas oo dhismay sannadkii 2000, kaddib heshiis ay gaareen shan kamid ah siddeeda dal ee uu hadda ka kooban yahay. Suudaanta Koofureed ayaa xubinnimada ururka Bulshada Bariga Afrika heshay bishii September 2016, halka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ay ururkan ku biirtay bishii April ee sannadkii hore.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here