Madaxweynaha Soomaaliland Oo Xariga Ka Jarey Mashaariic Laga hirgeliyey Magaaladda Burco.

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Xadhiga Ka Jarey Mashaariic Laga Fuliyay Magaaladda Burco wuxuuna sidoo kale uu dhegax dhigey Mashaariic kale wuxuu sidoo kale uu kormeerey Xafiisyada Maamulka uu ku leeyahay Burco

Madaxweynaha ayaa Xariga ka jarey Xarunta Wakaalada Biyaha wuxuuna sidoo kale dhegaxdhigey keydka Biyo balaarinta magaalada Burco.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here