Madaxweynaha Pundland Oo Dah-furey Tartanka Kooxaha Ciyaaraha Garoowe

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartanka Dimuqraadiyadda Puntland oo ay ka qeyb gelayaan 8-kooxood oo heerka koowaad ah, kuwaasi oo ka dhisan Caasimadda Garoowe ayaa waxaa ku dahfurey Garoonka kubadda Cagta ee Mire Awaare Madaxweynaha Maamulka Puntlan Siciid Cabdullaahi Deni, waxaaana ka qeyb galay Xubno ka mid ah labada Gole ee Dowlada iyo Boqolaal Shacab ah si ay u dawaadaan Ciyaarta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here