Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabadan xariga looga jaraayey saldhigan weyn ayaa waxaa ka qeyb galey Wasiirka wasaarada cadaalada ee dowlada federaalka Soomaliya C/qaadir Maxamed Nuur Jaamaca, taliyaha ciidanka asluubta somalaiyeed G.Mahad C/raxmaan Aadan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan labada gole ee dowlada goboleedka Koonfur Galbeed.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi